Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Wargeyskii Aflagaadeeyay Nabi Muxamed NNKH oo Dacwad lagu soo oogayo

sildenafil reviews, clomid reviews.

Iyad Madani oo ah hogaamiyaha Urur Islaami ah oo ka dhisan dalka Sacuudi Carabiya ayaa shaaca ka qaaday inay si sharci ah ula xisaabtami doonaan Wargeyska Charlie Hebdo ee Aflagaadada u geesta Nabigeena Muxamaed NNKH.

Hogaamiyahaan ayaa sheegay inay jiraan Qareeno aqoon badan oo darsaya sharciyada dalalka Yurub gaar ahaan kan dalka Faransiiska si Dacwad ku soo oogaan Wargeyskaas.

Hogaamiyahaan oo soo noqday Wasiirka dhaqanka ee dalka Sacuudiga ayaa aqmaxnimo ku tilmaamay in loo gafo Nabi Muxmad oo ahaa Nabi Sharaf badan oo lagu Khatimay Rususha iyo Anbiyada uu Alle u soo diray Aduunka.

Iyad Madani

You must be logged in to post a comment Login