Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Wariye Yuusuf Keynaan oo lagu dilay Muqdisho

purchase sildenafil, purchase clomid.

Waxaa Allaha u Raxmadee lagu dilay Saaka Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Somaliya Wariye  Yuusuf Abuukar Axmed Keynaan oo isagu kamid ahaa Wariyaasha Caanka ah Magaaladda Muqdisho.

Marxuum Keynaan ayaa waxaa wararku shegayaan in Gaariga uu watay Lagu Xiray qarax sidaasna uu ku geeriyooday.
Wariye  Yuusuf Abuukar Axmed Keynaan  ayaa kashaqeynayeey Idaacada Mustaqbal iyo Raadiyaha  codka beni’aadanimada Qaramada Madoobe ee Ergo,waxaa kale uu kasoo shaqeyeey Idaacada kulmiye ee Magaaladda Muqdisho.

 

You must be logged in to post a comment Login