Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Wariyeyaal Uu Ku Jiro Milkiilaha Shabeele Oo Maanta Muqdisho Lagu Maxkamadeynayo.

maanta oo ah 21- October ayaa waxaa lagu wadaa in Maxkamada Gobolka Banaadir la sootaago Milkilaha Guud ee Idaacada Shabelle C/maali Yuusuf Maxamuud iyo Saddex Wariye oo la xiran.

Mas’uuliyiin ka tirsan Maxkamada Gobolka Banaadir ayaa noo xaqiijiyay in maanta Maxkamada loo gudbin dooono Wariyaashaasi islamarkaana la dhageysan doono Dacwadooda.

Milkilaha Idaacada Shabelle iyo Wariyaasha la xiran ayaa mudo ku jira Xabsiga dhexe ee Magaalada Muqdisho.

Wariyaasha iyo Ururada Udooda Saxaafada ee ku sugan Soomaaliya ayaa horay Dowladda Soomaaliya uga Codsaday in ay siidaayaan Wariyaashaasi ama ay Maxkamad saaraan oo Cadaalad ay helaan.

Milkilaha Guud ee Radio Shabelle iyo Labo Wariye oo kale ayaa Ciidamada Nabad Sugida waxaa ay Xireen Bishii Ougsto ee Sanadkaan,iyadoona Wariyaha kale wax yar ka dib ay Ciidamada Nabad Sugida ay Xireen. order tadalafil, buy lioresal.

You must be logged in to post a comment Login