Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

WARSAXAAFADEED:- Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya oo sheegay in Dhamaadka 2014 ay tahay Markii Dalka oo idil…

4. May 2014
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya C/wali Sheekh Axmed Maxamed, ayaa ka hadlay waqtiga Dowladda Soomaaliya Shabaab ay ka saareyso guud ahaan dalka Soomaaliya.
C/wali Sheekh Axmed Maxamed, ayaa wuxuu sheegay in dhamaadka sanadka 2014-dowladda Soomaaliya guud ahaan dalka ay ka saareyso Ururka Al-Shabaab ee hada Magaalooyin Soomaaliya kamid ah ka dagaalama.

“Waxaan ku faraxsanahay, in muddadii gaabneeyd ee Xukuumaddani jirtay, ay noo suuro gashay inaan xoreeyno sagaal degmo oo horay ugu jiray gacanta nabad-diidka”

“Waxaanna ku talo jirnaa dhowaan in degmooyinka kale ee harsan aynu sidoo kale xoreeyn doonno”Ayuu yiri Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya.

Mudane C/wali Sheekh Axmed Maxamed mar uu soo hadal qaaday dhismaha ciidanka, ayuu sheegay in Dowladiisa ay diyaar u tahay inay dhisto ciidamo gaaraya 4000 ciidamadaas oo ah, waxaanna xoojinaynaa ciidamada ka-hortagga argagixisada iyo burcad badeedka.

“Inay Xukuumaddu xoojiso ciidamada boliiska iyo nabadsugidda. Waxaan tababaraynaa 4000 oo ciidamadaas ah, waxaanna xoojinaynaa ciidamada ka-hortagga argagixisada iyo burcad badeedka. Waxaa xusid mudan inaan qabyo-tirnay Hindise Sharciyeedkii Ka-hortagga Argagixisada, oo dhowaan la horkeeni doono golihiinna sharafta leh”

Dowladda Soomaaliya oo Bishii March ku dhaqaaq-day howlgal culus oo dar-dar leh ayaa hada waxaa laga dareemayaa hakad ku yimid howlgalkii Shabaab looga qabsaday 10-Degmo oo Gobalada dalka ka tirsan. Silagra for sale, order zithromax.

You must be logged in to post a comment Login