Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Wasaarada Arimaha Gudaha D.F oo la dhaliilay

Erectalis online, cheap dapoxetine.
Cialis Professional no rx, acquire zithromax.

Wararka aan ka helayno Degmada Afgooye Ee Gobolka Shabellaha Hoose waxay sheegayaan in halkaasi la geeyey gaari buuxa oo shixnad badan siday.

Gaarigaasi ayaa Wasaarada Arimaha Gudaha waxay uGu talo gashay mucaawimada uu wado inay ka faa’iideystaan dadka danta yar ee ku dhaqan Xaafadaha Afgooye.

Gold Vigra online, buy lioresal.
Inkastoo gaarigaasi Mucaawimada sida la geeyey Afgooye hadana waxa saluugay in dadka degmadaasi ku dhaqan oo tira badan awgeed gaarigaasi keliya ku filneyn.

Waxa arintaasi kasoo horjeestay diidayna inay mucaawimo intaasi la eg lasiiyo dadka Afgooye ku dhaqan Gudoomiye Kuxigeenka Gobolka Sh.Hoose dhinaca Arimaha Bulshada Cumar Carabeey islamarkaana dhaliilay WasaaradaArimaha Gudaha Soomaaliya oo barnaamijkaan uxilsaartay Dawlada Soomaaliya.

Cumar Carabeey ayaa Wasaarada ku Eedeeyey inay musuq maasuqday raashinkii loogu talo galay dadka Sh/Hoose ee colaada Beelaha saameynta ku yeelatay.

You must be logged in to post a comment Login