Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Wasiir Caynte : Mashaariic aysan ogayn Dowladda lagama fulin karo Dalka

generic tadalafil, generic dapoxetine.


Wasaaradda qorshaynta dowladda federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay dabagal ku sameysay Mashaariicda hay’adaha caalamiga ah ay ka wadaan gudaha dalka Soomaaliya.

Wasiirka wasaaradda qorshaynta Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Cali Ceynte oo warfidiyeenada la hadlay ayaa sheegay in dowlada Soomaaliya ay la timid waxqabad ku aadan in dabagal lagu sameeyo hay’adaha mashaariicda ka fulinaaya Soomaaliya .

Ceynte ayaa intaas ku daray in Mashaariic aysan ogeyn dowladda Soomaaliya inaan laga fulin karin gobolada dalka iyo sidoo kale caasimada Muqdisho.

Waxa uu sheegay in xukuumada Soomaaliya ay diyaar u tahay in ay hubiso in mashaariicda hay’adaha caalamiga ah in  loo fuliyay sidii loogu tala galay
.

buy Sildalis, buy clomid online.
generic sildenafil, cheap zithromax.

You must be logged in to post a comment Login