Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Wasiirka Shaqaalaha oo ka qeybgalay shirka wasiirrada Jaamacadda Carabta

Wasiirka wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha dowladda Soomaaliya oo magaalada Qaahira uga  qeybgalay shirka wasiirrada shaqaalaha ee dalalka Jaamacadda Carabta ayaa kulan la qaatay madaxweynaha dalka Masar ayadoo wasiirkana uu hor dhigay dowladda masar iyo Jaamacadda Carabtaba taageerrada hormarineed ee ay u baahan yihiin shaqaalaha soomaaliyeed.

Kamagra online, buy clomid.
Injineer  Luqmaan  Ismaacil  oo wareysi siiyay VOA ayaa sheegay in  shirka wasiiradda Jamacadda Caraabta oo sanadle ah ah ay ka qeyb galeen in ka badan 40 wasiir oo ka socda Carabta, ayadoo sanadkani diiradda lagu saaray dhibaatooyinka haysta  shaqaalaha  waddamada ku jira jamacadda carabta iyo horumarintooda.

Wasiirku wuxuu sheegay in dhibaatooyinka haysta shalaha Ssomaliyeed ay ugudbiyeen   madaxdii ka soo qayb gashay shirkaani, ismarkana aya ka dalbadeen Somalia in laga tageero  tababarrada iyo tayeynta  shaqaalaha,  dhismaha xaruuntii tababarka  shaqaalaha Somaliyeed iyo arrimo kale.

Sidoo kale Wasiir Luqmaan ayaa kala hadlay madaxweynaha Dalka Masar Cabdulfitaax Al-Sisi xaaladda dalka Soomaaliya iyo taageerada ay dowladda Soomaaliya uga baahan dalka Masar.

You must be logged in to post a comment Login