Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Wasiirka Waxbarashada Puntland oo ka Hadlay Warka Sheegaya in Soomaaliland ay la Hadleen.

Wasiirka Waxbarashada Puntland oo ka Hadlay Warka Sheegaya in Soomaaliland ay la Hadleen.

Wasiiradii Dawlada Puntland ee kulanka uga qayb galay dalke Ethopia ayaa si yaab leh uga hadlay wada hadal ay Wasiirada Maamulka Somaliland sheegeen inuu dhexmaray.
Cali Xaaji Warsame Wasiirka Waxbarashada Puntland Ayaa sheegay Inaysan Wasiiradu kulan buuxa la qaadan Wasiirada Maamulka Somaliland, Waxuu sidoo kale Sheegey inay goobo dhowr ah ku kulmeen labada dhinac, Sida Maxfaladii Qadada oo kale.
Dhinaca kale Cali Xaaji Warsame ayaa sheegay in kulanka ay wasiirada Somaliland sheegeen inuu dhexmaray Madaxwayne C/wali gaas Marka loo baahan yahay in C/wali gaas la waydiiyo waxay ku heshiiyeen.

You must be logged in to post a comment Login