Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Wax badan ka ogow Sababta uu Madaxweyne Xasan u tagay Jigjiga + Video

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud booqasho ku tagey magaalada Jig-Jiga ee xarunta killinka 5-aad ee Itoobiya Dadka soomaaliyeed Qaar ayaa qaba in arinka qatar ku tahay sharafta guud ee ee shacabka soomaaliyeed. taasi oo horseedi karta in la kala Garan waayo dawlada soomaaliya iyo Dawlada Itoobiya Anigu waxaan qabaa fikir kaa ka duwan oo ah in madaxda Dawlada Faderaalka ee caalamku aqoon san yahay inay sameeyan wax kasata oo lagu yaray karo colaada wadamada dariska ah.

order periactin online cheap, lioresal without prescription. buy Apcalis SX Oral Jelly, dapoxetine reviews. clomiphene citrate, buy lioresal.
Madaxweyne Xasan oo xubno dowladda ka tirsan ay safarkiisa ku wehliyaan ayaa sidoo kale u sheegay mas’uuliyiinta kilinka iney ugu yimaadeen sidii ay u xoojin lahaayeen soomaalinimada Madaxweyne Xasan sheekh maxamud ayaa noqonaya madaxweynihii ugu horeeyey ee Soomaali ah ee booqda magaalada Jigjiga oo ah caasimada Soomaalida Itoobiya .

Aniga waxay ii la muuqataa in aan xiriir fiican la yeelano soomaalida itoobiya sida aad la wada socota Bishii March ee sanadkaan 2016 waxaa yaraaday ama guray biyihii webiga Shabelle. Saxaafadda iyo masuuliyiin dowladda ka tirsan ayaa u sababeeyey masiibadaas faragelin ay webiga ku sameysay Dawlada Gobaleedka soomaalida Ethiopia. Arrintaasi waxay walaac ku abuurtay shacabka Soomaaliyeed oo ay u muuqatay in wadamada aan kheyraadka biyaha wadaagno khatar gelin karaan nolosha dadka iyo xoolaha ku nool Somalia.

Safarka madaxweyne xasan sheekh wuxuu hor seedi karaa in la sameeyo Gudiyo kawada shaqeeya dhinac kasa iskaashi dhaqaale iyo mid Abnikeenikara Warbixinta Bankiga Adduunka ayaa sheegay in dhaqaalaha Soomaaliya uu sameynayo kobac iyo horumar wanaagan oo la taaban karo.

Bankiga Adduunka ayaa warbixin cusub ku sheegay in horumarka dhaqaale ee Soomaaliya ay ugu wacan tahay maal-gelinta ay dalka ku sameynayaan dadka Soomaalida ee ku laabanaya dalkooda, ayaga oo ka tagaya qurbaha. Ammaanka soo wanaagsanaanaya ee Soomaaliya ayaa warbixinta Bankiga Adduunka ay ku macneysay qeyb ka mid ah sababaha sare usii qaadaya dhaqaalaha Soomaaliya.

Iyo xiriir wanaagsen ee waqtigan ka dhaxeeye soomaalida degta wadanka itoobiya iyo kenya arinkaa oo marqaati u ah in Dakadaha soomaaliya ku yaal alaab baden oo ka soodagta ay istic maalaan soomaalida ku nool wadamada itoobiya iyo kenya.

WQ: Maxamed Caalim

You must be logged in to post a comment Login