Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Wax la xado miyaa la waayay

Cialis Super Active for sale, clomid without prescription. Abdulkadir Mursal 15 · Edited · CEEB WEYNAA! WAR CUSUB OO AYAN DHEGAHA DADKU BARAN (Waxaa la xaday 575 kiish oo sonkor ah iyo 689 kiish oo bur ah oo loo waday dad macluul la il daran. Yaa xaday? Maqaalkan hoos ku qoran ka akhriso) Dowladda Somaliya, ayaa waxay maanta xabsiga u taxaabtay Guddoomiyihii Degmada Buulo Burde C/casiis Duurow Cabdi iyo Duqii Degmadaasi Cismaan Geedi Cilmi. Masuuliyiintaan iyo afar xubnood oo kale, ayaa waxaa diyaarad looga soo qaaday degmadaasi, iyadoo diyaaraddu ay la socdeen Xeer Ilaaliyaha Guud Qaranka Axmed Cali Daahir iyo ku xigeenkiisa. Xariga masuuliyiintaan, ayaa wuxuu ka dambeeyay markii lagu eedeeyay inay masuq maasuq kula kaceen raashiin gargaar ahaa, oo loogu talla galay shacabka ku dhaqan degmada Buulo Burde. Xeer Ilaaliyaha oo shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho, ayaa wuxuu sheegay in baaritaano ay ku sameeyeen shakhsiyaadka la soo xiray, mudadii ay jooggeen Degmada Buulo Burde, isla-markaana ay u baahdeen in loo soo qaado Magaalada Muqdisho, si baaritaano dheeraad ah loogu sameeyo. Xeer Ilaaliyaha, ayaa soo hadalqaaday in dawladdu ay si dhib badan raashiinkaasi ku gaarsiisay degmada Buulo Burde, xilli macluul xoog leh ay soo wajahday shacabka ku dhaqan, iyadoo degmadu ay muddaba go`doonsanayd. Sidoo kale wuxuu tilmaamay in dawladda Somaliya uu kharash iyo dhiigba uu ka galay, sidii raashiinkaasi oo Turkiga ka yimid loo gaarsiin lahaa dadka reer Buulo Burde, iyadoo uu bidhaamiyay in dawladdu ku weyday sideed askari. Mudadii ay Xeer Ilaalintu baaritaanada ka wadday degmada Buulo Burde, ayaa waxay gacanta ku dhigtay 575 kiish oo sonkor ah iyo 689 kiish oo bur ah. Loona qaybiyay shacabka macluulsan ee Buulo Burde ku nool. Axmed Cali Daahir, ayaa Warbaahinta u sheegay in Guddoomiyaha iyo Duqa Degmada Buulo Burde baaritaanno dheeraad ah lagu marsiin doono magaalada Muqdisho, mudada ay xiran yihiin. Xeer Ilaalinta, ayaa si ku meel gaar ah waxay Maamulka Degmada Buulo Burde ugu wareejisay Gudoomiye Ku Xigeenkii Dhinaca Maaliyada ee Degmadaasi. dhacdo@gmail.com ama dhacdo@hotmail.com Universal Tv, daqiiqada ka hor YAA KA MASUULA? MAXAA KA DHEXEEYA SAWIRKAN IYO QORAALKII SHALAY? Sheekadii shalay waxay ka mid ahayd casharradeyda. Abdiweli Ibrahim Garyare iyo rag kale ayaa isku mashquuliyay waxa ka dhexeeyay qoraalkii shalay iyo sawarikan hoos ku qoran. Ilmaha yar iyo Abbaha la socday dad xaafadahooda jooga maaheyn ee waxay ahaayeen dad ay macluuli dilatay, eeg jirkooda, dhaka ay xiran yihiin iyo xaaladda ay ku sugan yihiin. Odaygu markan waa tabaalac, ilmaha yarna markan ma sii socon karo meel uu gaari karaana ma jiro. Odeygu wuxuu ku fekerayaa inuu halkaas ilmaha uga tago, haadda iyo dugaagga dhexdooda mar haddaanu xambaari karin, nafina ay hayso. Ilamuhu wuxuu leeyahay aabe ha iga tagi. Waa xaalad xanuun badan, markey halkaas taagan tahayna waa quus. Marka waxaan ula jeeday qoraalkii iyo sawirkii, saxaafaddeennu waxay ku mashqushay waxaanan waxtar haba yaraatee u ahayn bulshada Soomaaliyeed oo cid u hadasha aanan lahayn. Maxay u arki la`yihiin barkacayaasha aanan adduun iyo aakhiro jirin, qaxootiyada xaalkoodu quusta taagan yahay ineyan weligood xeryahaas ka soo baxeynin. Shaqo la`aanta taagan, Tahriibka lagu dhamaaday iyo dhamaan arrimihii bulshada ee lagula xisaabtami lahaa kuwa ballanqaadka iyo dhaartu ka soo horreyso. Waxay saxaafaddeennii ka daba wareegtaa, oo ay dadka u gudbiyaan weliba kuwooda debadda ku nool, fannaan meel soo booqday iyo siyaasi ku dhex wareegaya jaaliyadaha debadda kana raba iney qaaraan u ururiyaan. Amaba ay ka hadlaan Raiisul wasaare, madaxweyne, guddoomiye baarlmaa iyo xildhibaanno is wada haysta. Wax kale oo ay ka hadlaan waa kaa e soo saara. Waa dad garashadoodu dhaafi la`dahay intaas, iyo iney ka hadlaan katiifadda cas ee uu madaxwynuhu ku socdo. YAA ARKAYA CUNUGGAAS GAAJADU KA KEENTAY DEEGAANKIISII, GAARINA LA` MEESHUU GARGAAR KA HELI LAHAA. Maanta waxay xeer ilaalinta Soomaaliya soo xidhay Guddoomiyihii iyo duqii magaalada Buulaburte oo raashiin dadkii masaakiinta ahaa loogu dhiibay leexsaday. Taasoo kale maa la sii dabagalo? kuwa kalena waa la sheegayay sida guddoobiyaha Xamar weyne oo isaguna xiran. Mee indhihii saxaafadda oo waxyaabahaas oo kale sii dababgeli lahayd, waa la hubaa iney kuan noqon lahaayeen kalluun yaryar, oo loo tagi lahaa YAXAASYO. Saxaafadda dbata ah waa kuwa u adeega bulshada ee ka gudba xafladaha debadaha lagu qabt, oo lagu illaaway shaqadoodii dhabta ahayd. Fadlan qofkii intaas aanan ku qancin feker iyo talo waan soo dhoweynayaa. Abdulkadir Mursal CEEB WEYNAA! WAR CUSUB OO AYAN DHEGAHA DADKU BARAN (Waxaa la xaday 575 kiish oo sonkor ah iyo 689 kiish oo bur ah oo loo waday dad macluul la il daran. Yaa xaday? Maqaalkan hoos ku qoran ka akhriso) Dowladda Somaliya, ayaa waxay maanta xabsiga u taxaabtay Guddoomiyihii Degmada Buulo Burde C/casiis Duurow Cabdi iyo Duqii Degmadaasi Cismaan Geedi Cilmi. Masuuliyiintaan iyo afar xubnood oo kale, ayaa waxaa diyaarad looga soo qaaday degmadaasi, iyadoo diyaaraddu ay la socdeen Xeer Ilaaliyaha Guud Qaranka Axmed Cali Daahir iyo ku xigeenkiisa. Xariga masuuliyiintaan, ayaa wuxuu ka dambeeyay markii lagu eedeeyay inay masuq maasuq kula kaceen raashiin gargaar ahaa, oo loogu talla galay shacabka ku dhaqan degmada Buulo Burde. Xeer Ilaaliyaha oo shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho, ayaa wuxuu sheegay in baaritaano ay ku sameeyeen shakhsiyaadka la soo xiray, mudadii ay jooggeen Degmada Buulo Burde, isla-markaana ay u baahdeen in loo soo qaado Magaalada Muqdisho, si baaritaano dheeraad ah loogu sameeyo. Xeer Ilaaliyaha, ayaa soo hadalqaaday in dawladdu ay si dhib badan raashiinkaasi ku gaarsiisay degmada Buulo Burde, xilli macluul xoog leh ay soo wajahday shacabka ku dhaqan, iyadoo degmadu ay muddaba go`doonsanayd. Sidoo kale wuxuu tilmaamay in dawladda Somaliya uu kharash iyo dhiigba uu ka galay, sidii raashiinkaasi oo Turkiga ka yimid loo gaarsiin lahaa dadka reer Buulo Burde, iyadoo uu bidhaamiyay in dawladdu ku weyday sideed askari. Mudadii ay Xeer Ilaalintu baaritaanada ka wadday degmada Buulo Burde, ayaa waxay gacanta ku dhigtay 575 kiish oo sonkor ah iyo 689 kiish oo bur ah. Loona qaybiyay shacabka macluulsan ee Buulo Burde ku nool. Axmed Cali Daahir, ayaa Warbaahinta u sheegay in Guddoomiyaha iyo Duqa Degmada Buulo Burde baaritaanno dheeraad ah lagu marsiin doono magaalada Muqdisho, mudada ay xiran yihiin. Xeer Ilaalinta, ayaa si ku meel gaar ah waxay Maamulka Degmada Buulo Burde ugu wareejisay Gudoomiye Ku Xigeenkii Dhinaca Maaliyada ee Degmadaasi. dhacdo@gmail.com ama dhacdo@hotmail.com Universal Tv, daqiiqada ka hor YAA KA MASUULA? MAXAA KA DHEXEEYA SAWIRKAN IYO QORAALKII SHALAY? Sheekadii shalay waxay ka mid ahayd casharradeyda. Abdiweli Ibrahim Garyare iyo rag kale ayaa isku mashquuliyay waxa ka dhexeeyay qoraalkii shalay iyo sawarikan hoos ku qoran. Ilmaha yar iyo Abbaha la socday dad xaafadahooda jooga maaheyn ee waxay ahaayeen dad ay macluuli dilatay, eeg jirkooda, dhaka ay xiran yihiin iyo xaaladda ay ku sugan yihiin. Odaygu markan waa tabaalac, ilmaha yarna markan ma sii socon karo meel uu gaari karaana ma jiro. Odeygu wuxuu ku fekerayaa inuu halkaas ilmaha uga tago, haadda iyo dugaagga dhexdooda mar haddaanu xambaari karin, nafina ay hayso. Ilamuhu wuxuu leeyahay aabe ha iga tagi. Waa xaalad xanuun badan, markey halkaas taagan tahayna waa quus. Marka waxaan ula jeeday qoraalkii iyo sawirkii, saxaafaddeennu waxay ku mashqushay waxaanan waxtar haba yaraatee u ahayn bulshada Soomaaliyeed oo cid u hadasha aanan lahayn. Maxay u arki la`yihiin barkacayaasha aanan adduun iyo aakhiro jirin, qaxootiyada xaalkoodu quusta taagan yahay ineyan weligood xeryahaas ka soo baxeynin. Shaqo la`aanta taagan, Tahriibka lagu dhamaaday iyo dhamaan arrimihii bulshada ee lagula xisaabtami lahaa kuwa ballanqaadka iyo dhaartu ka soo horreyso. Waxay saxaafaddeennii ka daba wareegtaa, oo ay dadka u gudbiyaan weliba kuwooda debadda ku nool, fannaan meel soo booqday iyo siyaasi ku dhex wareegaya jaaliyadaha debadda kana raba iney qaaraan u ururiyaan. Amaba ay ka hadlaan Raiisul wasaare, madaxweyne, guddoomiye baarlmaa iyo xildhibaanno is wada haysta. Wax kale oo ay ka hadlaan waa kaa e soo saara. Waa dad garashadoodu dhaafi la`dahay intaas, iyo iney ka hadlaan katiifadda cas ee uu madaxwynuhu ku socdo. YAA ARKAYA CUNUGGAAS GAAJADU KA KEENTAY DEEGAANKIISII, GAARINA LA` MEESHUU GARGAAR KA HELI LAHAA. Maanta waxay xeer ilaalinta Soomaaliya soo xidhay Guddoomiyihii iyo duqii magaalada Buulaburte oo raashiin dadkii masaakiinta ahaa loogu dhiibay leexsaday. Taasoo kale maa la sii dabagalo? kuwa kalena waa la sheegayay sida guddoobiyaha Xamar weyne oo isaguna xiran. Mee indhihii saxaafadda oo waxyaabahaas oo kale sii dababgeli lahayd, waa la hubaa iney kuan noqon lahaayeen kalluun yaryar, oo loo tagi lahaa YAXAASYO. Saxaafadda dbata ah waa kuwa u adeega bulshada ee ka gudba xafladaha debadaha lagu qabt, oo lagu illaaway shaqadoodii dhabta ahayd. Fadlan qofkii intaas aanan ku qancin feker iyo talo waan soo dhoweynayaa. Abdulkadir Mursal Like · · Share

You must be logged in to post a comment Login