Weedhsame oo weed san ka soo yeedhay ee aamin dhaha

Filed under: Barashada Diinta Islaamka,NALA SOO XIRIIR,Wararka,Warbixino |

“Inkastuu gaboodfalo, nafluhu gu’ iyo jiilaalba,
Guulaha dulqaataad tahee, oon ha nagu goynin,
Gargaarow Raxmaan baad tahee, cayn ha nagu giijin,
Gacmihii madhnaa baan wadhnee, maanta nagu goobo,
Abaaruhu gefkayagii batiyo, galabsi weeyaane,
Goortaan dulmiga gaaxsanay, guurtay dhibicdiiye,
Rabbow gamashi baan taaganee, roobka nagu guud fur,”

Weedhsame

Posted by on March 5, 2017. Filed under Barashada Diinta Islaamka, NALA SOO XIRIIR, Wararka, Warbixino. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can skip to the end and leave a response. Pinging is currently not allowed.
[youtube https://www.youtube.com/watch?v=KOQ34B1Nfes&w=468&h=60]

Leave a Reply