Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Weeraro Caawa Ka Dhacay Xaafado Dhaca Waqooyiga Magaalada Muqdisho.

Xoogag hubaysan ayaa caawa fiidkii weeraro xoogan ku qaaday saldhigyo ciidanka DF-ka ku leeyihiin xaafadda SOS degmada Huriwaa ee magaalada Muqdisho.

Daryanka rasaas ay labada dhinac isweydaarsanayeen iyo madaafiic garbaha laga gemo oo ay xoogaga mujaahidiinta ku garaacayeen saldhigga ciidanka ayaa laga maqlayay xaafadaha lagu dagaalamay.

Weeraradan caawa ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa kusoo aada habeen kadib markii weeraro culus ay gilgileen intabadan degmooyink magaalada Muqdisho weeraradaasi oo saameyn reebay.

You must be logged in to post a comment Login