Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

wo Video: Kooxda Daacish oo si xun u gowracday Alan Henning

Cajalad muuqaal ah oo uu ururka IS soo bandhigay ayaa laga daawaday iyadoo mid kamid ah ciidamada IS uu dilayo Alan Henning oo ay kooxda IS afduub u haysatay.

Henning ayaa ahaa darawal u shaqeynayay mid ka mid ah hay’adaha gargaarka ee dalka Siiriya kahor inta aysan ururka IS afduuban bishii December ee sanadkii hore. Ururka IS ayaa hore ugu hanjabtay inay dileyso 47-jirkan bishii hore xilli ay sidan oo kale qoorta ugaga jartay David Haines.

Wasaarada arrimaha dibada dowlada UK ayaa sheegtay in ay baaritaan ku samayn doonto cajalada la soo bandhigay iyadoo intaa raacisay in haddii ay dhab tahay ay noqonayso dil kale oo yaxyax leh.

buy Viagra Jelly online, cheap Zoloft.

You must be logged in to post a comment Login