Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Xaaf oo magacawday Guddiga Farsamada Galmudug

October 9, 2019

Wasaaradda arrimaha gudaha xukuumadda Soomaaliya ayaa xalay ku dhawaaqday liiska xubnaha guddiga farsamada maamul dhisida ee dowlad goboleedka Galmudug.

Guddiga oo kooban illaa 13 xubnood ayaa matalaya dhammaan beelaha daga deegaanada maamulkaaasi.

Sidoo kale xubnaha guddiga ayaa iska dhex dooran doono guddoomiye, kadibna waxa ay guda geli doonaan howlaha shaqo ee loo igmaday.

Halkan hoose ka akhriso liiska: 

111

 Post Views: 24

You must be logged in to post a comment Login