Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Xaalada Dh/Mareeb & Ciidamo lagu wareejiyay Garoonkii uu RW Sharmaarke ka degi la haa

celebrex online, celebrex no rx, order clomid. cheap clomid.

Wararka ka imaanaya Magaalada Madaxda Gobolka Galgaduud Ee Dhuusomareeb ayaa sheegaya in Maanta si weyn loo adkeeyey ammaanka magaalada Dhuusamareeb.

ciidanka Ahlu suna ayaa taagan goob kaste oo ka mid ah meelaha laga soo galo Dhuusamareeb sidoo kale waxaa ciidamo dheeraad ah la geeyey garoonka diyaaraha halkaas oo lagu wado in ka dego Wafdiga Ra’isulwasaaraha.

 

Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa gacanta ku haya maamulka la magac baxay gobolada Dhexe,oo kasoo horjeeda maamulka Galmudug oo ay aqoonsantahay dowladda Soomaaliya.

Wafdiga Ra’iisulwasaaraha ayaa la sheegaya in ay kulamo  la qaadan doonaan maamulka gobolada Dhexe iyadoo ay ka mid yihiin Wafdig RW Xubno sar sare oo ka tirsan dowladda Soomaaliya iyo dowladda Itoobiya.

Ururka Ahluna Suna ayaa ka soo horjeeda maamulka Galmudug,waxaana la sheegaya in Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya uu ururkaas kala hadli doono sidii ay u raaci lahaayeen maamulka Galmudug.

You must be logged in to post a comment Login