Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Xaalado cusub ee cudurka Coronavirus oo laga helay magaalada Jigjiga

 

Muqdisho–Magaalada Jigjiga ayaa maanta waxaa laga helay xaalado hor leh oo la xiriira cudurka Covid19.

Wasaaradda Caafimaadka ayaa warbaahinta la wadaagtay in maanta laga xaqiijiyay ilaa 6 xaaladood oo cusub oo la xiriira cudurkan.

Tan ayaa ka dhigeysa tirada guud ee dalka Itoobiya ee la xiriira cudurka Coronavirus 317 xaaladood, iyadoo marba marka ka dambeysa ay sii kordheyso xaaladaha cudurkan ee dalkaasi Itoobiya.

Dadka maanta laga helay cudurka ayaa waxaa loo gudbiyay goobaha sida gaarka ah loogu talo galay in lagu karantiilo dadka uu haleelo cudurkan safmarka ah ee Coronavirus.

You must be logged in to post a comment Login