Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

xarunta Baaarlamaanka oo la weeraray iyo dhimashada

Kamagra Polo buy online, buy clomid online. download-92Ugu yaraan 7 Ruux ayaa ku dhimatay, 13 kalena dhaawac ayaa soo gaaray kadib markii Kooxo hubeysan ay gudaha u galeenb Xarunta Golaha Shacabka Baarlamaanka ee Magaalada Muqdisho.

Waxaa gudaha Xarunta Baarlamaanka Sooomaaliya ka socda Dagaal Culus oo halkaasi ku dhexmaraya Ciidamada Ilaalada Xarunta Baarlamaanka iyo Kooxihii hubeysnaa kuwaasi oo looga shakisan yahay Ururka Al Shabaab.

Kala soco waxii ku soo kordha Warqaad.so

You must be logged in to post a comment Login