Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
buy Silagra Cialis Jelly no rx, zithromax without prescription. , acquire dapoxetine.
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta Magaalada Muqdisho uga qeyb galay Banaanbax lagu soo dhaweynayo 26-ka June oo ah markii ay Gobolada Waqooyi ee Dalka ay ka Xoroobeen Guumeystihii Ingiriiska ayaa sheegay in dhaqdhaqaaqa Al-shabaab ay ka qeyb gali karaan Siyaasadda Soomaaliya ,haddii ay iska dhaafaan Arga gaxiso-nimada.
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in ka qeyb galka Siyaasadda Soomaaliya ay u furan tahay cid walba oo Soomaalinimo ay ku weyn tahay haddana aan dambi ka galin Ummadda Soomaaliyeed.
Dhanka kale Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Tacsi u diray Ehelka iyo Ummadda Soomaaliyeed Geeridii ku timid Wasiir-dowlaha Bay’adda ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Burci Maxamed Xamsa.
You must be logged in to post a comment Login