Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Xasan Shiikh inuu dhaco waan jeclaan lahayn!!!

baclofen buy online, generic lioresal. Wixii ka dambeeyey markii laambad guduudan lagu daaray Madaxweyne Xasan Shiikh Todobaadkii hore laguna yiri waa inaad is Casishaa waxa soo kordhayey dadka kasoo horjeeda baaqaasi iyo kuwa kale oo taageersan hadalkaasi.

Gudoomiyihii hore ee maamulka Degmada Xamar Jajab Maxamed Cali Axmed (Yariisoow) oo ka hadlay Mooshinka laga geeyey Madaxweynaha ayuu ku sheegay mid mudan in lasoo dhaweeyo.

Waxa uu Sheegayaa in waddanka uu ubaahan yahay Isbadal islamarkaana ay Shacabka Somaliyeed ugu baaqayaan inay taageeraan Xildhibaanada dhexda uxirtay ka hadalka Waxqabad la’aanta Xasan Shiikh Maxamuud.

You must be logged in to post a comment Login