Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Xassan Sheekh oo ku wajahan degmada Cadale

Viagra Jelly without prescription, buy zithromax. War goor dhow nasoo gaaray ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud iyo Wafdi uu Hoggaaminaayo ay maanta booqan doono Degmada Cadalle ee Gobolka Shabellaha dhexe.

Madaxweyne Xassan iyo Wafdigiisa ayaa booqan doono Degmada Cadalle oo ay dhawaan la wareegen Ciidamada Dowlada iyo kuwa AMISOM xili halkaasi ay xarun u aheyd Maleeshiyaadka Alshabaab.

Xasan sheekh iyo Wafdigiisa ayaa waxaa lagu wadaa in sidoo kale ay u kuur gali doonaan Xaalada Nololeed iyo mida Amaan oo ay ku nool yihiin Shacabka Degmada Cadalle ee Gobolka Shabellaha dhexe.

Dhanka kale, Madaxweynaha ayaa waxa uu booqashada kadib kulamo la qaadan doonaa Maamulka iyo Saraakiisha Ciidamada Dowlada ee Gobolka Shabellaha Dhexe.

Guddoomiyaha Gobolka Cali Guudlaawe iyo Saraakiisha Ciidamada AMISOM iyo kuwa Milatariga Soomaaliya, ayaa wado dadaalo ay kusoo dhaweynayaan Madaxweynaha Jamhuuriyada Somalia iyo Wafdigiisa.

Lama Oga inta ay qaadan doonto booqashada Madaxweyne Xassan uu ku gaari doono Degmada Cadalle ee Gobolka Shabellaha dhexe.

You must be logged in to post a comment Login