Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Xiisad Dagaal & Hub uruursi ka socda Gobolka Mudug

Sublingual Viagra no rx, cheap clomid.
generic sildenafil, generic zithromax order dapoxetine, order lioresal. .

Wararka ka imaanaya Degmada Xarardheere ee Gobolka Mudug, ayaa sheegaya in halkaasi uu goordhow ka bilowday Hub uruursi u dhexeeya maleeshiyada Al-shabaab iyo dadka deegaanka.

Xiisada ayaa ka dhalatay ka dib markii maleeshiyada Al-shabaab ay dadka deegaanka ku amreen inay bixiyaan xoolo aan cadadkooda la sheegin, waxaana amarkaasi ka hor imaaday dadka deegaanka.

Maleeshiyaadka Al-shabaab ayaa amar diidada kadib bilaabay in dadka deegaanka ay kala soo baxaan guryahooda iyaga oo isugu daray xarig, jirdil iyo hanjabaado.

Wararku waxa ay intaa kusii darayaan in dadka deegaanka ay bilaaben inay u hub uruursadaan maleeshiyaadka si ay isaga celshaan, waxaana taasi ka dhashay xiisad laga cabsi qabo in dagaal ay isku bedesho.

Dhanka kale, dadka deegaanka qaarkood ayaa bilaabay barakac kadib markii ay cabsi kasoo foodsaartay xiisada cusub.

Mudooyinkii u danbeeyay Deegaanadda Ay Al-Shabaab Maamulaan Waxaa ka soo cusboonaanayey amar diidada Dadka Shacabka kuwaa oo u dulqaadan kari waayay Amaradda Xad dhaafka ah ee shabaab.

You must be logged in to post a comment Login