Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Xiisad Dagaal oo ka taagan Deegaano katirsan Gobolka Mudug

Wararka naga soo gaaraya deegaanka Bali -busle oo hoos yimada degmada Jariiban ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in halkaas ay ka taagan tahay xiisad colaadeed.

deegaanka Bali -busle waxaa  ka dhacay weerar xoogan oo la sheegay in waxyeelo  kasoo gaartay ku dhawaad 4 qof oo ka mid ah maleeshiyaadkii weerarka isku qaaday oo laba heeb kala tirsada.

Dadka ay waxyeeladu soo gaartay ayaa la sheegay in ay ku jiraan caruur sida ay noo sheegeen qaar ka mid ah dadka deegaanka oo aan la hadalnay.

Maamulka Gobalka Mudug oo aan la xariirnay waxay sheegeen in ay warkaas maqleen balse aysan ilaa hadda waxba faahfaahin dheeri ah aheynin.

You must be logged in to post a comment Login