Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Xiisada Ka taagan Deg.Marka & Cida ka Dambeysa

Kamagra Gold for sale, buy Zoloft.

Kamagra Chewable no rx, buy zithromax.

Magaalada Marka Ee Xarunta Gobolka Sh/hoose waxa ka taagneyd 24-kii saac ee lasoo dhaafay Xiisad kacsanaan ah iyadoo ciidankii Dawlada ee Magaalada Kusugnaa ay iskaga baxeen.

Al Shabaab ayaa durba shalay la wareegay Marka Cadeey taasi oo dhowr jeer gacan ku heynteeda la isku daba maray.

Gudoomiye kuxigeenka Amniga iyo siyaasada maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Xasan Abuukar Jimcaale (Shiine) ayaa sheegay inay Maamulkooda diyaarinayaan Ciidan Nabad sugid ah oo la geenayo Magaalada Marka.

Waxa uu sidoo kale baaq udiray dadka ku dhaqan Magaalada Marka isagoo tibaaxay inay ku dadaalayaan sidii wada shaqeyn udhexmari laheyd Shacabka Magaaladaasi.

Gudoomiye Shiine ayaa hanjabaad ujeediyey Hay’adaha Samafalka islamarkaana sheegay inay qaarkood ka qeyb qaadanayaan Xiisada ka jirta Magaaladaasi ayna tallaabo ka qaadayaan hadii aysan joojin hurinta colaada ka taagan magaaladaasi.

 

You must be logged in to post a comment Login