Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Xildhibaan hore oo gurigiisa lagu dhex dilay

Wararka saaka laga helayo Degmada Wadajir ee gobolka Banaadir ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaa lagu dilay Xildhibaan hore oo ka tirsanaa Baarlamaankii KMG ahaa Kaas oo lagu Magacaabi jiray Cumar Yuusuf Bagadi .

Dilka Xildhibaanka ayaa waxaa gGeestay rag bastoolado ku hubeysan oo Guriga ugu Galay kuna soo dhex dilay ka dibna waa ay baxsadeen Ragii Dilka Fuliyay Xaafadiisa oo ku taalaa agagaarka Aargada.

Dad ehelkiisa ah oo aanu la hadalnay ayaa waxaa ay Xaqiijiyeen Geerida Marxuumka waxaana lagu soo waramayaa Hada in Gurigiisa ay Gaareen Ciidamada amaanka Degmada wada jir kuwaas oo Nawaaxiga Xaafadaas Xiray Baaritaano ayayna Halkaa ka wadaan.

Waxaa socota Qaban qaabada Aas loo sameynayo Marxuumka Xildhibaano hore ayaana Gaaray Guriga Marxuumka .
where can i buy nolvadex online, order lioresal.

You must be logged in to post a comment Login