Xildhibaan Mahad Salaad oo Su’aal adag uga naxsaday Wasiir Beyle & Jawaab Culus

Filed under: Wararka |

Xildhibaan Mahad Salad ayaa su’aal adag weydiiyay Wasiirka Maaliyadda DFS C/Raxmaan Beyle xili laga doodayay arinta miisaaniyadda.

Wasiirka ayaa horey usheegay in 90 boqolkiiba uu kordhay daqliga soo gala DFS, laakiin Wasiirka ayaa weydiiyay sababta miisaaniyadda ay hoos ugu dhacday oo loo yareeyay maadaama dhaqaaluhu kobcay.

RIIX HALKAN: DAAWO MUUQAALKA.

Wasiir Beyle ayaa sheegay inuusan marnaba dhihin dhaqaalaha ayaa kordhay laakiin uu ula dan lahaa in kobac dhaqaale uu ka jiro ilaha dhaqaalaha.

Posted by on July 16, 2017. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can skip to the end and leave a response. Pinging is currently not allowed.
[youtube https://www.youtube.com/watch?v=KOQ34B1Nfes&w=468&h=60]

Leave a Reply