Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Xildhibaan Xaabsade oo maanta lagu aasayo magaaladda Baydhabo

Allaha u naxariistee  Maxamed Ibraahim Xaabsade ayaa lagu wadaa in maanta lagu aaso magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay, kaasi oo shalay ku geeriyooday magaalada Muqdisho.

Aaska  ayaa waxaa la filayaa inay ka qeyb galaan Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda, waxaana haatan qaban qaabada aaska ay iminka ka socotaa magaalada Baydhabo.

Xildhibaan Siidow Abaadir oo ka mid ah mudaneyaasha Baarlamaanka, kuna sugan garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Aadan Cadde ayaa sheegay inay u socdaan magaalada Baydhabo, isla markaana ay meydka  geyn doonaan Baydhabo si halkaasi loogu aaso.

Kamagra Jelly online, purchase clomid.

“Innaa Lilaahi Waa Inaa Ilaahi raajicuun, Allaha u naxariisto Marxuum Xaabsade, maanta ayaan ku aasi doonaa qubuuro ku yaalla Baydhabo, runtii shacabka Soomaaliyeed ayaa uga tacsideynayaa geerida Marxuumka” ayuu yiri Xildhibaan Siidoow.

baydhabo-620x264

You must be logged in to post a comment Login