Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Xildhibaanada Baarlamaanka oo ku Kulmaya Muqdisho

Xildhibaanada Golaha Shacbiga ayaa maanta kulan ay uga hadli doonaan ajandeyaal dhowr ah ku yeelanaya xarunta golaha Shacbka ee magaalada Muqdisho.

Xildhibaan Maxamed Cabdullaahi Xasan Nuux o o ka mid ah habdhowrka golaha shacbiga ayaa Radio Muqdisho u sheegay in golaha la horkeeni doono macluumaad (CV) la xiriirta xubnaha guddiga madaxa bannaan ee dib u eegista dastuurka ee ay dhawaan ansixisay xukuumaddu.

Sidoo kale xildhibaanada ayaa u codeyn doona qodobadii xeer-hoosaadka baarlamaanka ka tirsanaa ee uu goluhu horay uga dooday oo wax laga bedelay.
order Viagra Soft online cheap, buy dapoxetine.

You must be logged in to post a comment Login