Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Xildhibaanadu ha daayaan dhibta ay ku hayaan dalka

Gold Vigra buy online, purchase lioresal. firo gaar ahWaxaa hubaal ah in waxqabadka dowladdu yahay gaabis loona baahanyahay in la saxo waxii ka haleysan dowladda si loo hormariyo waxqabadka dowladda.
Xildhibaanadana howshoodu waa sixitaankaas ee ma aha in ay dumiyan waxa noo dhisan oo ah dowladnimada.
Xildhibaanada barlamaanka Soomaliya waa hayadda kali ah oo bil walba qaata mishaarkooda oo aan marna qadin sida ciidamada difaaca dalka iyo shaqaalaha dowladda oo mushaar laan noqda marar badan.
Waxaan ugu baaqeyna in ay daayaan dhibta iyo dib u celinta horrumarka dalka oo ay ka shaqeyaan sidi horay loogu socon laha shaqadoodana ay gartaan oo ah sharcidejinta iyo saxitaanka dowladnimada.
waxaa qoray Dr.Cumar Sheikh Aden

You must be logged in to post a comment Login