Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

XOG: Afeey Oo Soo Jeediyey Qorshe Cusub Oo Ka Dhan Ah Gaalkacyo (Akhriso)

order zoloft, purchase dapoxetine. Kamagra Flavored online celebrex tablets buy, generic Zoloft. , cheap Zoloft.

Wakiilka IGAD ee Soomaaliya Maxamed Cabdi Afeey ayaa soo jeediyey qorshe adag oo uu ku sheegayo in lagu xallin doono xaaladda cakiran ee waayadan ka jirta magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug.

Wuxuu sheegay in Gaalkacyo ay ku wanaagsan tahay in Hal gacan ay maamusho, islamarkaana muhiim ay tahay in maamul ka madax bannaanka kuwa hadda ka jira loo dhiibo.

Dowladda ayuu sheegay in ay ku haboon tahay in si toos ah u maamusho magaalladaasi, islamarkaana la geeyo ciidamo Federaalka iyo AMISOM ah meeshana laga saaro maamullada huwan Qabiillada.

Gaalkacyo ayaa noqotay magaallo aan dhibaato ka joogsan, waxaana Labada dhinaca kala maamullada Puntland iyo sidoo kale Galmudug, xilli walbana magaaladu dagaal bay u taagan tahay.

You must be logged in to post a comment Login