Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

XOG: Ahlusunna oo todobaad walba la siiyo Rasaas culus & Madaafiic

Eriacta online, buy dapoxetine. buy clomid Viagra Gold online, acquire lioresal. , buy clomid online.

Maamulka Gobolada Dhexe ee Ahlusunna oo Loolan siyaasadeed kula Jira Maamulka Galmudug ayaa Maalmihii la soo dhaafay Waxaa Hubeynayay Ciidamada Itoobiya ee ku sugan Magaalooyinka Guriceel iyo Dhuusamareeb.

Itoobiya ayaa Todobaad welba siisa Maamulka Gobolada Dhexe Hub iskugu jira Midka Culus iyo midka Fudud.

Dhanka kale Maamulka Ahlusunna ayaa Tababaro u furay Boqolaal Askari oo laga kala keenay Gobolada Dhexe ee Dalka.

Inkastoo Itoobiya ay Hubka siiso Maamulka Gobolada Dhexe ayaa waxaa laga Cabsi qabaa in mar kale uu Dagaal dhexmaro Maamulada Galmudug iyo Ahlusunna.

You must be logged in to post a comment Login