Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

XOG: Alshabaab oo qorsheynaya weeraro ay ka geystaan …

Warar hoose oo la helay ayaa sheegaya in ciidamada Alshabaab ay doonayaan in ay weerarro ka geystaan dalka Kenya gaar ahaan magaalada Nairobi sida ay sheegayso xog la helay.
Piracy-and-Terrorism1
Alshabaab ayaa aad u doon-doonaya dhibaato ah ay ka geystaan qeybo kamid ah dalka Kenya sida ay xaqiijiyeen sirdoon caalami ah.

Ciidamada Kenya ayaa weli ku jira ciidda Soomaaliya waxaana Alshabaab weerarada ay ka geysato dalkaasi Kenya ku sheegtaa inay yihiin Aargoosi oo ay ciidamada xasuuq ka geysteen Soomaaliya gaar ahaan Jubbooyinka iyo Gedo.

“Alshabaab ayaa hadda qorsheynaya in ay weeraraan Kenya iyo Kambaala iyagoo u cuskanaya ciidamo ayaa naga jooga Soomaaliya” sidaaasi waxaa ku warramay saraakiil wardoonka qaabilsan.

Warka Hadda Ah:

Nin u hadlay Xarakada ayaa sheegay in Alshabaab ay dagaal cusub la gali doonto ciidamada AMISOM ee jooga dalka qeybo kamid ah.

You must be logged in to post a comment Login