Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Xog: Axmed Madobe oo 4 gaadiid laga qabsaday, 45 maleeshiyana laga dilay

Kamagra without prescription, buy dapoxetine online. Warar soo gaaray Caasimada Online ayaa sheegaya in in maleshiyaadka Raskambooni y dagaalkaasi uga dhinteen Askar garaysa 45 halka dhawac badan u jiro. Sidoo kale Maleshiyaadka Raskambooni ayaa waxaa laga furtay 4 gadiidka dagaalka.

Khasaaraha gaaray kooxda Al-Shabaab ayaa la rumeysan yahay in uu badan yahay, balse wax xog ah lagama hayo.

Deeganka Luglow ee uu dagaalkaan ka dhacay ayaa waxaa uu u dhexeya Deeganka Bullogaduud ee ay Ciidamada Kenya dhawaan qabsadeen iyo Dagmada Kismaayo Luglow waxaay Kismaayo u jirta 13 KM, halka Bullogaduud na ay u jirto 17 km.

Marka aad qiimayso goobaha u dagaalku ka socdo iyo goobaha ay Ciidamada Kenya horay u qabsaden ayaa waxaa ku soo baxaya in Ciidamada Amisom iyo Maleshiyaadka Raskambooni ay ku jiraan go’doon.

Wararka qaar ayaa sheegaya in maleeshiyada Shabaabka ay soo riixeen Raaskambooni iyo Kenya, ayna usoo siqeen dhinaca Kismaayo.

You must be logged in to post a comment Login