Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

XOG:- Caalamka Oo Ka Go’an Inuusan Xasan Sheekh Soo Laaban

buy Brand Cialis online, purchase lioresal. online sildenafil, lioresal reviews.

Beesha caalamka waxay xilligan dooneysaa in marnaba aanu soo laaban madaxweynaha dowladda Federaalka ee iminka jooga Xasan Sheekh Maxamuud doorashada sanadkaan ka dhici doonta gudaha dalka.

Caalamka ayaa aad uga fiisraday taageero walbo oo la siinayo Xasan Sheekh waxaana ay markaan go’aansadeen in Xasan Sheekh aan lagu taageerin arrimaha doorashooyinka.

Sababaha ugu waaweyn ee aan lagu tageerayn Xasan Sheekh waxay tahay in dalka sida la sheegay aanu isaga iyo kooxdiisa ka qaban waxqabad muuqda, sidaa darteedna aysan xilligan habooneen inay soo laabtaan.

Caalamka ayaa sameyn doona wax walbo oo lagu baajin karo Xasan Sheekh, waxayna doonayaan isbedal cusub iyo sidoo kale wejiyo cusub oo shaqeeya Afarta Sano ee soo aadan.

Xasan iyo Kooxdiisa dadaal xooggan ayeey wadaan sidii ay ku imaan lahaayeen, laakiinse lama oga sida ay taasi suurta gal ugu noqon doonto

You must be logged in to post a comment Login