Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

XOG + CADEYN: Puntland oo loo diray diyaarado hub farabadan sida

order Sublingual Viagra online cheap, clomid online.

cheap clomid online, Viagra Professional online, buy Zoloft online. order clomid.

Ilo wareed lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in Diyaarado siday hub farabadan ay Dawlada Soomaaliya udirtay Puntland oo Dagaalo ay labadii maalin ee lasoo dhaafay ka jireen.

Wararka ayaa sheegaya in Imaaraatka Carabta ay Hub badan ku taageertay Puntland si looga adkaado Ururka Al Shabaab.

Xafiiska R/wasaaraha Soomaaliya ayaa laga helay khabarkaan sheegaya in Labo diyaaradood oo hub badan sida ay ka kicitimeen Muqdisho kuna wajahan yihiin Garowe.

Al Shabaab ayaa maleeshiyaad taabacsan waxay seddexdii cisho ee lasoo dhaafay dhaq dhaqaaqyo ka wadeen deegaano katirsan Puntland taasi oo keentay in lala dagaalamo.

You must be logged in to post a comment Login