Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

XOG CULUS: Khasnajigii W/Maaliyadda oo la baxsaday Lacago badan

where to buy nolvadex, buy Zoloft.

purchase tadalafil, buy Zoloft online. Cialis Super Active without prescription, buy clomid online.
Khasnajigii Wasaaradda Maaliyadda dowladda Soomaaliya ayaa la sheegay inuu la baxsaday lacag malaayiin dollar ah.

Khasnajigan oo magaciisa lagu soo gaabiyay Santooni ayaa xogta ay sheegeysaa in arrintiisu bilaabatay markii xilka laga qaaday, kadibna la sugayay inuu xilka wareejiyo.

Lacagta uu la baxsaday Khasnajigii Wasaaradda Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya ayaa la sheegay inay gaareyso 2 Milyan oo Doolar, taasoo ahayd lacag uu muddo dheer hadba qaar ka qaatay Khasnada dowladda.

Waxaa mar qura la waayay meel uu jaan iyo cirib dhigay Khasnajiga oo markii dambe la xaqiiqsaday inuu goostay.

You must be logged in to post a comment Login