Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Xog Culus:-Nin loo soo diray inuu dilo Taliyaha Booliska oo la qabtay iyadoo..

Viagra Caps buy online, order lioresal. generic sildenafil, cheap sildenafil, buy lioresal. generic zithromax.

Ilaa hadda faah faahinada la helayo waxay sheegayaan in ciidanka Amaanku ay qabteen Nin loo maleenayo inay Al Shabaab soo direen si uu udilo Taliyaha Saldhiga Booliska Degmada Baardheere.

Wararka ka imaanaya Gobolka Gedo ayaa waxay sheegayaan in ciidanka Dawlada ee Halkaasi kusugan dileen Ninkii ay qabteen ay ku sheegeen Al Shabaab.

Maalmo kahor ayaa ninkaasi laga qabtay meel ku dhaw guriga Taliyaha Booliska Degmada Baradheere xilliga la qabanayey ayaa waxa agteeda dhacay Qarax miino oo khasaaro badan aan geysan.

Saraakiil katirsan Ciidanka Meliteriga Soomaaliya ayaa waxay sheegeen in ninkaasi lagu cadeeyey falka Argagaxisanimada ah iyadoo maxkamad aan lasoo saarin ayaana ninkaasi lagu khaarajiyey Degmadaasi.

You must be logged in to post a comment Login