Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Xog Deg Deg ah: Guulleed & Saraakiil Itoobiyaan oo cadaado tagaya + Cabdi Ileey oo..

order nolvadex, order Vigora online cheap, generic dapoxetine. order dapoxetine.

Warar hoose oo ayaa sheegaya in wafdi uu hogaaminayo madaxweyne Galmudug & saraakiil Itoobiyan ah ku wajahan yihiin Cadaado ee xarunta KMG ee maamulka Galmudug.

Warar aan la hubin ayaa sheegaya in magaaladaasi sidoo kale uu tagayo Cabdi Maxamuud Cumar “Ileey” oo ah madaxweynaah DDS Itoobiya oo oo ciidamadiisa lagu eedeeynayo in ay xasuuqeen shacab reer Galmudug ah.

Saraakiisha Itoobiyaanka ah, madaxweynaah Galmudug & Cabdi ileey ayaa lagu wadaa in ay ka wada hadlaan dagaal labadii maalin ee la soo dhaafay ka dhacayey Deegaanka Dac dheer iyo Miircawleed oo ku yaal xadka itoobiya.

You must be logged in to post a comment Login