Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

XOG DHAB AH: Madaxweynaha Somaliya Oo Dalka imaradka gaaray Si Uu u Saxiixo 5 Qodob Oo Dowlada Imaradka Ogolaysiisay Silanayo.

Wafdigii uu hogaaminayey Madaxweynaha Somaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo ay ka mid tahay Ra’iisal Wasaare ku xigeenka ahna wasiirka arrimaha debeda Marwo Foosiya Yusuf ayaa saaka lagu soo dhaweeyey Garoonka caalamiga ah ee Dayuuradaha ee Dubai.
Wafdiga ayaa caasuumad rasmiya ku yimid dalka waxayna isla eegi doonaan arrimihii ay ka wada hadleen Wafdigii Siilaanyo iyo Dawlada Imaaraadku,waxay kale oo Madaxweyne Xassan qalinka ku duugi doonaa ama saxeexi doonaa Shantii(5)qodob ee dawlada Imaaraadku ogoleysiisay Siilaanyo oo ay ka mid ahayd muqadasnimada midnimada Somaliya.
Waxana Qodabadani Horay U Saxiixay Silaanyo Oo Dowlada Imaradka Hor Dhigtay Inaysan Jirin wado kale oo silaanyo u Furan Xiligani Ana ka Ahayn Midnimadaasi iyo Faderalka Oo uu QAaato Si Uu u Helo Mashruxa faderalka Shacabka Hargiesana Noloshoda Ku soo noqonayso.
Waxana Lagu wada In madaxweynaha Soomalaiya Qalinka Ku duugo Qodobadani uu silanayo Qatay Ilo wareed waxay Sheegayaan Inuu Silanayo Hargiesa Tagey Lakiin Sharaxadii heshiiskaasi uu hor Dhigayo Hogaamiyayal Dhowr Oo beeshisa Ka tirsan .

You must be logged in to post a comment Login