Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
buy Tadacip, purchase dapoxetine.
order Tastylia online, generic Zoloft.
Wararka ka imaanaya Magaalada Cadaado Ee Xarunta KMG Ee Maamulka Galmudug ayaa waxaa ay sheegayaan in Ciidamadii Itoobiya aee Shalay Halkaa gaaray ay Howlgalo kawadaan Meelo gaar ah oo degmadaasi ka tirsan.
Ciidamada itoobiya ayaa la soo sheegayaa Ay si gaar ah u galeen Hoteelo ay degan yihiin Madax kala duwan oo katirsan Maamulka Galmudug.
Sidoo kale wararka ayaa sheegaya in Ciidamada ay baaritaano ku hayaan Xarun ay ku shiri jireen Ergooyinkii Soo xulay Baarlamaanka Galmudug Sida ay inoo xaqijiyeen Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug.
Ciidamada itoobiya lama oga u jeedka ay baaritaanada uga bilaabeen Magaalada Cadaado Waxaase Saraakiil katirsan Maamulkaasi ay sheegeen in amniga lagu xaqiijinayo.
You must be logged in to post a comment Login