Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

XOG:-Donald Trump oo fakiyey Sirta ah Cida Aas aastay Kooxda Daacish

Kamagra Chewable for sale, zithromax online.
Waa war Saxaafada dunidu hadal heyso kuna soo bandhigay waxa uu ka og yahay cida aas aastay maleeshiyada Argagaxisada ah Ee Daacish.

Murashaxa Xisbiga Jamhuuriga Donald Trump ayaa ku Eedeeyey Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama iyo Xoghayihii Hore Ee Dalka Mareykanka Hillary Clinton ay ahaayeen kuwii Aas aasay Daacish Ee  Ka dagaalanta Bariga Dhexe.

Daacish oo la og yahay sida ay dunida usaameeyeen iyo weerarada Argagaxiso ay geysteen ayaa Lagu Eedeenayaa Labadaasi mas’uul inay ka dambeeyeen soo ifbixitaankoodii.

Inkastoo Siyaasad la jaah rogay lagu tilmaamayo mucaaradnimada Donald Trump iyo Naceybka uu uqabo Obama iyo Hillary Clinton oo Kursiga kula tartami doonta ayaana sii xoojineysaa dagaalka Afka ah ee Siyaasadeed ee dhinacyadaasi Saxaafada isku marinayeen waayahan dambe.

HALKAAN HOOSE KA AKHRISO WARBIXIN KOOBAN OO INGIRIIS AH Tadalis SX Soft for sale, dapoxetine reviews.

US Republican presidential nominee Donald Trump is going back and forth on his statement that President Barack Obama and former secretary of state Hillary Clinton “founded” the Daesh (ISIL) terrorist group in the Middle East.

Daesh terrorists, many of whom were initially trained by the CIA in Jordan in 2012 to destabilize the Syrian government, control parts of Iraq and Syria. They have been engaged in crimes against humanity in areas under their control.

You must be logged in to post a comment Login