Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

XOG: Doorashada Soomaaliya Oo Dib u Dhacday

order sildenafil, buy Brand Viagra buy sildenafil, acquire lioresal. , zithromax without prescription. order zithromax.

 

Dib u dhac ayaa hadda ku yimid doorashada,  iyadoo arrinta ugu horreyso ay tahay aqalkii sare oo weli aan lagu dhowaaqin, iyadoo 25-ka bishan la doonayey in aqalka sare lagu dhowaaqo.

Afar maalin ayaa naga xigta mudadii aqalka sare, mana muuqato wax dhaq dhaqaaq ah oo socda, waxayna taasi si horudhac ah noogu sheegeysaa in doorashada dib u dhacayso.

Inkastoo madaxda Soomaalida sheegayaan in wax waqti ah aaney ku darsaneyn hadane xogta ayaa inoo sheegeysa in howsho noqon doono mid aan waxbo ka dhaqan gelin.

Arrinta kale ee inoo xaqiijisay in doorashada dib  u dhacday ayaa ah in iyadoo weli aan la xareyn ergooyinkii dooran lahaa xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya.

Waxay ahayd in 5-ta bisha soo socoto dhammaan ergada ay noqdaan kuwo xareysan si ay xildhibaannada usoo doortaan, balse saan saan arrintaasi ku aadan weli ma muuqato.

Dib u dhaca doorashada ayaa laga yaabaa iney degdeg kusoo farogeliyaan beesha caalamka oo tani walaac aad u weyn ka muujiyey, balse laga yaabo in sheekadu qaab awoodeed isku bedasho.

You must be logged in to post a comment Login