Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

XOG: Gaas iyo Axmed Madoobe oo DF usoo jeediyay 2 arrin oo cabsi xoog leh ay ka qabaan

order Silagra online cheap order Cialis Black online, cheap zithromax. , order clomid.

Hogaamiyayaasha MaamulAi??Goboleedyada Jubbaland iyo PuntlandAi??ayaa walaac ka muujinaaya duulaankaAi??iyo dhaqdhaqaaqyada maleeshiyaadka Al Ai??Shabaab ay kawadaan qeybo kamidAi??ah deegaanada maamulka.

sildenafil reviews, zithromax reviews.
Hogaamiyaha maamulka PuntlandAi??C/weli Gaas ayaa sheegay in deegaanoAi??dhowr ah ay maleeshiyaadka alShabaabAi??uga sugan yihiin Puntland,Ai??waxa uuna cadeeyay in sanad ka hor ayAi??shabaabku heysteen hal deegaan oo qura.

C/weli Gaas waxa uu tilmaamay inay sii kordhayaan maleeshiyaadka Shabaab ee kaAi??howlgala deegaanada Puntland sidaa aawgeed ay doonayaan in garab lixaad leh laga siiyoAi??soo afmeerida alAi??Shabaab.

Gaas, waxa uu farta ku goday in awooda looga saari karo Shabaab dhulka Puntland ayAi??tahay keliya mid iskaashi, isagoo wixii intaa kasoo hara ku tilmaamay mid bacdaal ah ooAi??aan dhaqaajinkarin shabaabka.

Hogaamiyaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa dhankiisa ka sheegay in maleeshiyada alShabaabAi??ay si caadi ah uga arimiyaan dhowr deegaan oo maamul ahaan hoostagaAi??Jubbaland, waxa uuna tilmaamay inuu jiro gaabis ka dhashay dhaqaale laai??i??aan sooAi??foodsaartay maamulkiisa.

Axmed Madoobe waxa uu tilmaamay in maleeshiyaadka ay dib usoo celiyeen QaraxyadaAi??lagu aaso hareeraha waddooyinka iyoAi??kuwa lagu dhajiyo baabuurta, isagooAi??sababta ku sheegay dhaqdhaqaaq laai??i??aanAi??heysata ciidamada maamulka oo aanAi??iminka heysan dhaqaale ku filan.

Labada Hogaamiye waxa ay si wada jiraAi??dowlada Federaalka gaar ahaanAi??Madaxweynaha dalka ugu baaqen fulintaAi??2 arrin oo kala ah:

1: Ai??In dowlada Somalia ay dhaqaale kuAi??bixiso ciidamada maamulka ee laAi??qorsheynaayo inay Shabaab ka saran deegaanada maamulka.

2Ai??: In dowlada Somalia ay ka shaqeysiiso ciidamada isku dhafka si ay cagta u mariyaanAi??dhammaan Shabaabka ku sugan deegaanada ay ka kala arimiyaan Puntland iyoAi??Jubbaland.

Sidoo kale, waxa ay labada masai??i??uul ku eedeeyen dowlada Federaalka inay indhaha kaAi??heysato waxyaabaha ka socda deegaanada maamulka.

Haddalka iyo soo jeedinta labada Hogaamiye maamul Goboleed ayaa kusoo beegmaayaAi??xili maleeshiyaadka alAi??Shabaab ay kordhiyeen weerarada ay ka geysanayaan deegaanadaAi??maamulada Puntland iyo Jubbaland.

Super Tadarise online, buy clomid online.

You must be logged in to post a comment Login