Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

XOG: Kadib Weerarkii Awdheegle Al-shabaab oo Xabsiga dhigay…

order depakote, order clomid.

Viagra buy online, acquire dapoxetine.

Kamagra buy online, purchase zithromax.

Wararka ka imaanaya Degaanka Awdheegle ee Gobolka Shabeellaha hoose, ayaa sheegaya in maleeshiyada Al-shabaab ay deegaankaasi ku xireen Horjoogayaal ka tirsan Ajaanibta la shaqeysa.

Dagaalyahaano ka tirsan maleeshiyada ayaa weerarkii mareykanka ka fuliyay Degaanka Awdheegle u xirxirtay ilaa Shan Horjooge oo Seddex kamid ah ay ahaayen kuwo cadaan ah.

Horjoogayaasha Ajaanibta ah oo ay xireen Al-shabaab, ayaa waxaa looga shakiyay inay hagayeen weerarkaasi, waxa ayna maleeshiyadu weerarka kadib laba kamid ah Horjoogayaasha kala soo baxeen hoygooda, halka inta kalane ay kasoo kaxeeyen goobo kale.

Sidoo kale, maleeshiyada ayaa xabsi dhigtay Dagaalyahaano xiliga weerarka ka maqnaa shaqadooda, kuwaasi oo iyaguna looga shakiyay inay waxbadan ka ogaayen weerarka.

Maleeshiyada Al-shabaab ayaa waxaa ka dhex buuxa shaqsiyaad ka dhex shaqeeya kuwaasi oo xiriir dhow la leh reer galbeed.

Dhanka kale, weerarka Awdheegle ayaa lama filaan ku noqday maleeshiyada Al-shabaab, waxaana xusid mudan in weerarkaasi lagu dilay Saraakiil badan oo Al-shabaab ah.

You must be logged in to post a comment Login