Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

XOG: Lacagta laga xaday Bankiga Dhexe way ka badan tahay inta la shaaciyay

Viagra Plus no rx, order Zoloft.
buy Viagra Caps Sublingual Viagra online, purchase clomid. , buy zithromax online.

Wararka laga helayo Guddiga Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa sheegaya in lacagta laga xaday Bankiga Dhexe ay ka badan tahay inta uu shaaciyay Guddoomiyaha Bankiga Bashiir Ciise Cali.

Guddoomiye ku xigeenka Guddiga Maaliyadda Baarlamaanka ayaa laga soo xigtay in lacagta ay aad uga badan tahay inta uu shaaciyay Guddoomiyaha Bankiga, ayna wadaan baaritaan ku saabsan sida wax u dhaceen.

Lacagta la shaaciyay in laga xaday Bankiga Dhexe ayaa lagu sheegay 530,000 $, waxaana jira warar ka badaniya lacagta hal Milyan oo doolar

You must be logged in to post a comment Login