XOG: Masuq maasuq hareeyay Aqalka sare & shaqaalo mushaarkooda la lunsaday

Filed under: Wararka |

Viagra Plus without prescription, purchase Zoloft. Sublingual Viagra for sale, order clomid.

Warar hoose oo ay heleyso Wakaalada Wararka Warqaad ayaa sheegaya in masuq maasuq aad u xooggan uu hareeyay xarunta Golaha sare,islamarkaana lacagihii loogu talagalay shaqaalaha shaqsiyaad gaar ah ay kala qeybsadaan.

Mid ka mid ah shaqaalaha Golaha Aqalka sare oo magaciisa diiday inaan adeegsano sababo amni dartood ayaa inoo sheegay in bilihii la soo dhaafay shaqsiyaad gaar ah ay lunsanayeen mushaarka xaqa ay u leeyihiin iyo lacago yar oo gunooyin ah oo loogu talagalay.

Shaqaalaha qaar ayaa qaati a taagan masa��uuliyiinta qaar oo aan aqoon masa��uuliyadda,islamarkaana keliya yaqaan sida wax loo masuq maasuqo.

Sidoo kale,shaqaalaha ayaa sheegay in xitta marka uu lacaga mushaarkooda uu yahay 700-boqol oo dollar 4-boqol oo ka mid ah laga reebto ,islamarkaana loo sheego in bishan intaasi ku soo aaday,balse qalalaadka jira dib loo sixi doono.

Xafiisyada Dowladda ayaa waxaa hareeyay masuq maasuq baahsan,waxaana Madaxda Dowladda Soomaaliya mar waliba ku cel celiyaan iney la dagaalamayaan masuq maasuqa.

Posted by on April 15, 2018. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can skip to the end and leave a response. Pinging is currently not allowed.
[youtube https://www.youtube.com/watch?v=KOQ34B1Nfes&w=468&h=60]

Leave a Reply