Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

XOG: Maxdaxweyne Xasan iyo RW CC oo ay ka dhex tafantay + Sababta?


Eriacta for sale, dapoxetine without prescription.

order zoloft, order Zoloft.
buy tadalafil, buy dapoxetine.

Warar hoose oo ay heshay Saxaafada ayaa cadeynaya in Madaxweynaha dawladda Faderaalka Xassan Sheekh Maxamuud & Ra`iisulwasaare Cumar Cabdirashiid ay isku khilaafsan yihiin magacaabida Safiiradii dhawaan ay meelmariyeen gollaha Xukuumada Soomaaliya, waxaana meelaha ugu badan ee lays ku hayo kamid ah dalalka loo dirayo Safiiradan cusub.

Madaxweynaha dawladda Soomaaliya ayaa ku dhegan in la bedelo Safiirka Soomaaliya u jooga Jimciyada Qaruumaha ka dhaxeysa, waxaana taas ka diidan RW Soomaaliya, sida ay sheegayaan Xogaha la helaayo

Magacaabida Safiiradan waxaa leh soo jeedin Wasaaradda Arrimaha dibada, gollaha Xukuumada ayaa meelmarinaya, Ra`iisulwasaaruhu wuxuu la wadaagayaa Madaxweynaha meelaha muhiimka ee ay tahay in loo magacaabo.

Laakiin Madaxweynaha ayaa si iskiis ah u go’aansadey in shaqsiyaadka qaarkood loo magacaabo dalal kala duwan, kuwaas oo xil ka qaadis lagu sameeyey Safiiro horey u joogay, inkastoo aan wali si rasmi ah layskugu raacin.

You must be logged in to post a comment Login