Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

XOG: MD Xassan oo ku dhow xilka qaadista 2 Masuul (Magacyo)

Kamagra buy online, purchase zithromax.

buy baclofen online cheap, buy zithromax. Sildalis for sale, buy zithromax.
Warar hoose oo naga soo gaaraya Xafiiska Madaxweynaha Somalia Xassan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegaya in Madaxweynaha uu iminka ku guda jiro la tashiyo uu la sameynaayo qaar kamid ah garabyadiisa Siyaasada.

La tashiga ayaa ah mid salka ku heysa xil ka qaadis uu la damacsan yahay Wasiirka Amniga gudaha C/risaaq Cumar iyo Taliyaha NISA C/raxmaan Tuuryare oo labaduba la aaminsan yahay inay ku fashilmeen xaqiijinta amaanka magaalada Muqdisho.

Shaqsiyaadka uu Xassan Sheekh la sameynaayo la tashiga ayaa u badan Xubno ka kala tirsan labada Gole kana mid ah Damul-Jadiid, inkastoo qaarkood ay kasoo horjeedan xil ka qaadista labada mas’uul hadana waxa uu Xassan Sheekh ku andacoonayaa in lama huraan ay tahay in labaduba ay xilka waayan amaba midkood lagu sameeyo casilaad.

Wasiirka Amniga gudaha C/risaaq Cumar iyo Taliyaha NISA C/raxmaan Tuuryare, ayaa xilkooda ka sokow qaraabo la ah Madaxweyne Xassan Sheekh, waxaana taasi la beyneysa in labada mas’uul ay kawada tirsan yihiin Damul-Jadiid, waana tan keentay in Wasiirada iyo Xildhibaanada uu Xassan Sheekh la tashanaayo uga soo horjeestan xil ka qaadista uu Xassan la damacsan yahay labadaasi fashilka iyo ceebta dhex fadhiya.

Go’aanka Madaxweyne Xassan Sheekh ayaa imaanaya iyadoo Seddexdii maalin ee lasoo dhaafay baraha bulshada kumanaan shacab Soomaaliyeed ah ku dalbanayeen in xilka laga qaado Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Nabadsugida oo si cad ugu fashilmay amaanka.

You must be logged in to post a comment Login