Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

XOG: Nin kii dilay Weriye Hindiya Xaaji Maxamed oo maanta la tooganayo

buy Cialis Jelly, generic lioresal. buy clomid online cheap, clomid without prescription.

Cialis soft FRUIT without prescription, Zoloft reviews.

Waxaa lagu wadaa in goordhow Fagaaraha Toogashadda ee Dugsiga Tababarka Boliska ee Degmadda Xamar Jajab lagu toogto Eedeysane C/risaaq Maxamed Barrow “Macallim Maxamed”, kaasi oo lagu helay inuu ka dambeeyey dilkii Marxuumad Hindiya Xaaji Maxamed oo ka mid ah Weriyayaasha ka hawlgala Warbaahinta Qaranka (Radio Mogadishu iyo SNTV).

Maxkamadda Milliteriga ayaa horey ugu xukuntay dil Eedeysanahaasi oo qirtay inuu isagu ahaa qofkii qaraxa ku rakibay gaariga Marxuumadda, oo ku geeriyootay qaraxaasi bishii December 3-dii ee sannadkii hore.

Maxkamadda, waxay kaloo Xabsi Daa’im ku xukuntay Eedeysane Xasan Nuur Cali “Sheekh Aweys”, kaasi oo la sheegay inuu ahaa ninkii u dhiibay Miinadda Eedeysanaha maanta la tooganayo.

You must be logged in to post a comment Login