Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

XOG:- RW cabdiweli oo Puntland kusoo Wajahan

buy Erectalis online cheap, buy Zoloft online. 10444737_963189483697997_1435003294801540810_n

Wararka hoose ee ay helayso Warbaahinta caalamiga ah ee Somalimedia.co.uk ayaa sheegaya in malmaha soo socda uu gaari doono Puntland RW Cabdiweli sheekh axmed maxamed Taas oo ku aadan Arimaha khilaafka Dowladda Faderaalka iyo Puntland.

Qaar kamid ah degaanada Puntland gaar ahaan magaalada Garowe iyo Gaalkcyo waxaa laga dareemaya soo dhaweynta Ra”iisul Wasaaraha somalaiya mudane Cabdweli sheekh axmed maxamed.,sido kale Mudane RW Cabdiweli ayaa Puntland kala hadlaya Khilaafka cusub ee Puntland iyo Gal-Mudug.

wixi kusoo kordha lasooc 10444737_963189483697997_1435003294801540810_n

You must be logged in to post a comment Login