Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

XOG:Daawo:Dowlada oo Badashay Basboorkii Dalka una Bixisay Magac Cusub

Kamagra Gold online, generic Zoloft. basaboor-450x300
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Magacii Baasaboorka Soomaaliya laga badalay,kaas oo ahaa Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya , laguna qoray Basaboorka Jamhuuriyada Soomaaliya.
Waxaa la sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku Tumatay Dastuurka Dalka oo wali aan marin Afti Dadweyne.
basaboor-450×300
Sidoo kale Madaxweynaha Maamulka Puntland ayaa shalay Arkay Baasaboorka la badalay,waxaana uu sheegay in uu ka Xun yahay oo Dastuurkii Dalka lagu Tuntay.

You must be logged in to post a comment Login